Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Axad ah waxa ay ku wajahan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda...
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay qarax barqanimadii Maanta oo sabti ah ka dhacay magaalada Muqdisho gaar...
Askari ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa goor dhow degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay mid...
Jugta qarax xooggan ayaa daqiiqo kahor laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir gaar ahaan degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, qaraxa kadib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee todobaadkii hore ciidanka dowladda iyo...
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Sool ayaa maanta kormeeray Taliska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Aadan-yabaal ee Goboklka Shabeellaha Dhexe,...
Madaxweynaha Xassan Sheekh Maxamuud oo Dhuusamareeb u jooga hogaaminta dagaalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab ayaa farriin u diray ciidanka xoogga dalka iyo ciidamada...
Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada...