Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...
Ciidanka xoogga dalka iyo deegaanka ee macwiisleyda ayaa saaka la wareegay gacan ku heynta magaalooyinka Bacaadweyn iyo Qaycad oo katirsan gobolka Mudug...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ayaa Galabta dagaalamayaasha Al-Shabaab kala wareegay deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaaran, qaadashada Kaarka Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Dadweynaha, oo...
Madaxwaynaha hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hadlay labaddii askari ee shalay ku dhintay weerar lala beegsaday madaxweynha Galmudug Axmed...
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidanka dowladda gaar ahaan kuwa DANAB iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay oo jimco aheyd...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magacaabay Wakiil la sheegay inuu Maamulkiisa u joogi doono magaalada Nairobi ee...
Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa Maanta oo khamiis ah gaaray wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi...
Dabka qabsaday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, ayaa laga cabsi qaba adeegyadii Isgaarsiinta inuu jaro, taa oo xaaladda uga sii dari karta,...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax ayaa Maanta oo Arbaco...