Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka...
Xoghayaha Difaaca Maraykanka, Lloyd Austin ayaa ku dhawaaqay arrintaasi shalay oo Axad ahayd, hal maalin kadib, markii ay Ururka XAMAAS bilaabeen Duullaanka...
Weerar loo adeegsaday hoobiye ayaa saaka lagu qaaday guri uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka...
Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa xalay laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug....
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Anthony John Blinken ayaa sheegay inay hayaan warar muujinaya in dhowr Muwaadiniin Maraykan ah lagu dilay gudaha...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Gudoomiye ku-xigeenka hay’adda Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa manta ka dhoofay garoonka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Muqdisho ayaa xalay xarunta Madaxtooyada kulan gaar ah kula qaatay hoggaamiyaha Maamulka...
Warbixinada u dambeeyey ayaa waxaa ay muujinayaan in ugu yaraan 300 qof oo Israa’iiliyiin ah lagu dilay Duqeymaha Gantaalada iyo Weerarada tooska...