Maxkamadda ciidamada Gobolka Bay ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsaneyd ee ciidanka Daraawiishta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax oo Aroornimadii hore ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Ra’iisul wasaaraha Dalka Ingiriiska Britain Rishi Sunak ayaa maanta u safraya Dalka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo Gaza...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka digay qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo inuu wax ka beddel...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah ku dhawaaqday inay maamul kumeel gaar ah u aqoonsatay Maamulka SSC-Khaatumo ee uu hoggaamiyaha...
War murtiyeed ay wadajir u soo saareen Mas’uuliyiin hore oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore, Guddoomiyeyaashi hore Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaarayaal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sameeyay Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Aadan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona Soomaaliya...