Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Taliyaha ciidanka dhulka G/Sare Dayax Cabdi Cabdulle iyo ciidanka deegaanka ee macwiisleyda ayaa maanta howlgal...
Qarax sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa xalay fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiga dheer ee mara degmada Dharkeenley...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo shalay dib ugu laabtay magaalada Garoowe oo muddo ku dhow saddex bil uu ka...
Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 5aad ee Guutada 16aad oo kaashanaya Ciidamada daraawaaiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa...
Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa xalay rag Ganacsato ahaa ku dilay duleedka magaalo xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee...
Warbaahinta Maxaliga ee Falastiin ayaa sheegtay inay Milliteriga Israel u adeegsadaan Bambooyinka laga farsameeyey Kiimikada Khatarta ee Fosfuriska oo laga mamnuucay Guud...
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali ayaa kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimadka iyo Daryeelka Bulshada XJFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed,...
Kooxo burcad hubeysan oon wali heybtooda la garan ayaa xalay magaalada Swellendam oo qiyaastii 225km u jirta magaalada Cape Town , ku...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Maanta ka furmay shir u dhexeeya xubnaha mucaaradka Maamulka Puntland iyo qaar ka mid...
Qoraal uu Madaxweynaha dalka Maraykanka, Joe Biden soo saaray ayuu ku xaqiijiyey Geerida 11 Muwaadiniin Maraykan ee ku dhintay Dagaalka u dhexeeya...