Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha...
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa hoyga uu ka deganyahay caasimadda Soomaliya ee Muqdisho ku qaabilay mas’uuliyiin sar sare oo ka...
Wasiiro, xildhibaanno katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay wafdi ballaaran uu horkacayo...
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa Maanta oo jimco ah kusoo wajahan hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali (Firdhiye) iyo wafdi...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii...
Mid kamid ahaa ganacastada sida weyn looga yaqaanay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa habeenimadii xalay aheyd waxa ay kooxo hubeysan...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal aad u culus oo gelinkii dambe ee shalay inta u dhexeeysa deegaanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku...
Weerar xooggan ayaa lagu qaaday safaaradda dowladda Itoobiya ay ku leedahay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan, sida ay shaaciyeen Illo diblomaasiyadeeed...