Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maamulka Somaliland ka joojisay xoolihii ay dekadda magaalada Berbera uga dhoofin jirtay dowladda Sacuudi Carabiya, sida uu shaaciyay...
Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo faah faahin ka bixisay howlgalo qorsheysan oo ka dhan ahaa dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ciidankooda iyo kuwa...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Racfaan ka qaatay xukunka Maxkamadda Gobolka Banaadir ay dib ugu celisay xorriyadooda 5 xubnood oo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta oo sabti ah waxa ay xukun Dil toogasho ah ku riday laba Nin oo kamid ahaa...
Rag loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa saaka Bam-gacmeed ku tuurtay fariisimo ciidanka Boolis Milataaro ay ku leeyihiin isgoyska deegaanka...
Ugu yaraan Lix ruux ayaa ku geeriyootay, halka 11 qof kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii duhurnimadii Maanta uu qarax Is-miidaamin...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta Go’aan kasoo saartay kiiska dacwadda la xiriirta kiiska musuq maasuq ee loo heystay Mas’uuliyiin katirsan, Wasaaradda Shaqaada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo xatooyo...
Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay ka hortageen qaraxyo laga soo buuxiyay Gawaari ah oo la...