Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka, saraakiisha ciidamada iyo...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, xilli uu degmadaas maalintii...
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare , haddana ah ergayga gaarka ee arrimaha xasilinta u qaabilsan Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
Waxaa caawa isbitaal ku yaalla magaalada London ee caasimadda ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Fanaankii weynaa Axmed Naaji Sacad oo kamid ahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Daaru-nicma ee hoostaga degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Maanta deegaankaas uu ka socdo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shacabka Magaalada Muqdisho kala qeyb galay Dibadbax balaaran oo...
Wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Waaxda Taageerada Hawlgallada Atul Khare ayaa Maanta booqasho...