Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson. Kulanka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka, kuwa dowlad...
Magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium ayaa waxaa Maanta oo talaado ah ka furmaya shirka dalalka Midowga Yurub iyo waddamada soo koraya,...
Saqdii Dhexe ee xalay oo talaado ahayd ayaa waxay 8 Gaadiidka Xamuulka oo waday Shixnad Gargaar Aadminimo ka ruqaansadeen Macbarka Rafax ee...
Guddiga doorashada Puntland ee PEC ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada madaxtinimada Puntland ee sannadka 2024. War-saxaafadeed ka soo baxay...
Fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa saakay xukunno dil ah lagula fuliyay labo askari oo katirsanaa...
Wararka naga soo gaaraya Degmada Beergadiid ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu Maanta ka dhacay dagaal geystay khasaaro...
Wasaaradda Caafimaadka ee magaalladda Qasa ayaa soo bandhigtay Tirada Guud ee Falastiiniyiinta ku dhimatay iyo kuwa ku dhaawacmay Duqeymaha ay Diyaaradaha Dagaalka...
Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa habeenimadii xalay aheyd meel ku dhow deegaanka Xaaji Cali ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December...