Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta waxaa la horgeeyay afar haween ah oo ah xasaaska dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo 21-kii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Shane...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil argagax leh oo xalay rag hubeysan ay ka geysteen deegaan hoos-tago Qabalaha Qorof ee...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)...
Maxkamadda ciidamada qalabkan sidda ayaa soo gabagabeysay dhgeysiga dacwad loo heysto Xidigle/Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay inuu iibsaday labo qori...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir jiraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Dowladda Hoose ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in mudda kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab...
Faah faahino ayaa laga helayaa qarax sababay dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan halka lagu magacaabo S...
Cabdiqaadir Axmed Aw-cali (Kulmiye) ayaa ku guulaystay hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo ee labada sano ee soo socda, isagoona helay codad dhan 30 cod,...