Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan Isbitaalka Martiini ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid...
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 100 xaaladood oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 92 kamid...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si wadajir ah uga hadlay xaaladda...
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in xalay 30 qof Isbitaalka Martiini ee Muqdisho ugu geeriyootay Cudurka COVID-19,...
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug kulan looga hadlaayay amniga ku yeeshay hay’adaha kala duwan amniga, waxaana kulankaas shir guddoomiyay...
Wasiirka wasaaradda Dastuurka xukuumadda FS Saalax Axmed Jaamac oo ah shir gudoonka gudiga farsamo ee ka socda dawladda FS,dawlad goboleedyada iyo gobolka...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo...
Duqeyn Hoobyayaal lala beegsaday Saldhig Milliteri oo ay Maraykanka ku leeyihiin Caasimadda Gobalka Kurdistan ee Waqooyiga Iraq ayaa la sheegay inuu Qandaraase...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka hadashay dad u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay weerar ka dhacay waqooyiga dalka...
Magaalada Dirirdhaba ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay kulan looga hadlay xaaladda amniga ee bariga Itoobiya...