Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii shalay...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Al-shabaab gelinkii dambe ee shalay ku qaadeen Hotelka...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa saqdii dhexe ee xalay soo afjaray weerar dhowr saacadood oo...