Muqdisho ( HM) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxa koowaad oo gaari...
Muqdisho ( HM ) Xog Rasmiya oo aanu Helnay ayaa Xaqiijinaysa in Dawladda Soomaaliya ay Safiir u magacowday Madaxwayne ku xigeenkii Hore ee...
Laascaanood ( HM )-Xiisad Colaadeed oo u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa maanta laga Dareemay Gobolka Sanaag, Halkaasi oo ay ku sugan yihiin Ciidamo...
Hargeysa(HM)-Ka dib socdaalka saddexda maalmood maraya ee uu wasiirka arrimaha dibadda Ereteriya Cismaan Saalax iyo la taliyaha Madaxweynaha Ereteriya Yemane Gebreab ay...
Kismaayo ( HM ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ee qeybo ka mid ah gobolka Gedo ay tahay tallaabo...
Laascaanood (HM ) War-saxaafadeed kasoo baxay Shirkadda Xawaaladda ee Dahabshiil, oo kamid ah kuwa Caansaan Soomaalida, Kana howlgasha Daafaha Caalamka ayaa Looga jawaabay Warbixin...
Hargeisa ( HM ) Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey, Agaasimihii shaqada ka tegay ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame...
Muqdisho (HM)-Ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka degmada Balcad oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay sababaha ay u soo...
Hargeisa ( HM ) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ka dooday Isbadalka ka socda Geeska Afrika, Heshiiskii Itoobiya iyo Eleteriya...
Hargeysa (HM) ―Garsoore ka tirsan Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta waxa uu xukuno kala duwan ku ridey nin loo haystay kiis kufsi...