Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dadka muslimiinta ah ee lagu laayey weerarkii saaka lagu qaaday...
Laascaanood ( HM) Dad ka badan 40-Qof oo Soomaali ku Jirto ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen weerar qof hubeysan uu...
Hargeisa ( HM) Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa si adag u dhaliilay Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida Somaliland, wuxuuna sharci darro ku tilmaamay Wakhtiga...
Laascaanood (HM)-Gabadh 14-sano jir ah ayaa Maxkamad kutaala magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa ay ka dacweesay nin ka da’weyn oo...
Garoowe (HM)-Xubno u hadlay Maamulka Puntland oo maanta shir ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in ay codsanayaan in laga...
Muqdisho (HM)-Waxaa magaalada Baydhabo 13-kii bishii December laga soo xiray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, oo mar kamid ahaa Hogaanka ugu...
Hargaysa (HM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ee Soomaliland ayaa sheegaya in uu wasiirkii howlaha guud iyo Guryeynta Abdirashiid Xaaji Ducaale Qambi uu...
Laascanood (HM)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in 19-ka bisha March uu dalka Ghana ka dhici doona Wada hadalada dowladda...
Boosaaso (HM) –Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa sheegay in lahaansho aysan ka muuqan magaalada Boosaaso xili maalmihii lasoo dhaafay...
Laascaanood (HM) ― Kornayl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe ku sheegay in isaga oo garab...