Wararka ka imaanaya degmada Horufadhi ee u dhaxaysa Magaalooyinka Buuhoodle iyo Caynaba ayaa waxgaradka deegamadaasi walaac xoogan ka muujiyeen deegaameyn iyo magaalooyin...
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku sugan dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulamo kula leh Madaxda Shirkadda...
Widhwidh Xili Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Lagu Gudojiro Bishabarakaysan Ee Ramadaan Ayaa Xafiiska Tvga Somalinews Widhwidh Waxa Uu Deeq Afuro Ah Oo...
Degmada Ceegaag Waxaa Shir Balaadhan Ku Qaatay Waxgarad iyo Cuqaal Ka soo Jeeda Deegaanka Ceegaag Waxayna Shirkooda Kaga Hadleen Hadalo Ka soo...
Ciidamada gaarka ah ee dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamada caalamiga ah ayaa weerar ku qaaday saldhig tababar oo Al-Shabaab ku...
Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle Waxaa Maanta Laga Bilaabay Dhismaha Misaajidkii ugu Horeeyey ee Deegaankaasi Laga Hir Galiyo Xiligan Waxaana Misaajidkaasi Deegaankaasi ugu...
General Saciid Dheere, oo ah Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay tuulada Afurur ay ku dileen...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar Sultan bin Saad Al-Muraikhi ayaa socdaal lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, isagoo...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ku baaqay in la xaliyo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Qatar iyo qaarka mid ah dalalka...
Xaglotoose ayaa mar kale waxaa uu Su,aalo adag kala kulmay warbaahinta Maamulka Hargeysa oo uu u yahay wasiirka Caafimaadka,Xaglo-toose ayey warbaahinta Hargeysa...