WARARKA SOOMAALI

Daawo- Waxgaradka reer Ceegaag oo ka hadlay kana Cowday hadal ka soo yeedhay reer Yeyle-VIDEO.

Degmada Ceegaag Waxaa Shir Balaadhan Ku Qaatay Waxgarad iyo Cuqaal Ka soo Jeeda Deegaanka Ceegaag Waxayna Shirkooda Kaga Hadleen Hadalo Ka soo Yeeshay Waxgarad Ka soo Jeeda Deegaanka Yeyle ee Gobolkaasi Sool oo Iyagu Dhawaan eedayn Balaadhan u Jeediyey Waxgaradka Deegaanka Ceegaag.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Labadani Beeleed ayaa Mudooyinkani Ku Muran Sanaa Dhul Deeqsimeed u Dhaxeeyay Deegaanka Carawayn ee Buuhoodle iyo Degmada Ceegaag Deegaankaasi oo La Dejiyey Qoys Xoolihii Dhaafeen Waxaana Deegaankaasi Ka soo Horjeestay Waxgaradka Deegaanka Yeyle ee Gobolkaasi Sool

SOMALI NEWS

To Top