WARARKA SOOMAALI

Daawo:Deeq Afur ah oo la gaadhsiiyey Dadka danyarta ah ee ku dhaqan Degmada Dhalaamo-cune ee Gobalka Cayn-Video

Widhwidh Xili Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Lagu Gudojiro Bishabarakaysan Ee Ramadaan Ayaa Xafiiska Tvga Somalinews Widhwidh Waxa Uu Deeq Afuro Ah Oo Loosoowakiishay Uu Gaadhsiiyey Dadka Masakiinta Ah Ee Kunool Kaamka Duleedka Dhalaamo Cune Ee G- Cayn

Deeqdan Ayaa Waxaa Lasoobaxday Gabadh Muxsinada Oo Kunool Dalka Dibadiisa Taasi Oo Magaceeda Aan Sheegin Waxaana Deeqdan Kafaa Ideystay In Kabadan 150 Qoys Oo Ah Danyar Xoolo Beelay

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Bulshada Soomaliyeed Ayaa Looga Fadhiyaa In Ay Isi Soocaawiyaan Ayna Garab Isku Siiyaan Sidii Ay Uwada Shaqayn Lahyeen Isuna Gacan Qaban Lahaayeen

SOMALI NEWS

To Top