WARARKA SOOMAALI

Daawo:Waxgaradka iyo Culimada Buuhoodle oo maanta Masaajidkii ugu horeeyay ka dhagax dhigay Deegaanka Gocondhaale-Video

Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle Waxaa Maanta Laga Bilaabay Dhismaha Misaajidkii ugu Horeeyey ee Deegaankaasi Laga Hir Galiyo Xiligan Waxaana Misaajidkaasi Deegaankaasi ugu Deeqay Qurba Joogta Reer Xasan Dhoole ee Kunool Wadanka Dibadiisa Waxayna Misaajidkaasi u Wafqeen Alle Ha u Naxariistee aabahood oo Dhawaan Geeriyooday.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Culumada Cuqaal iyo Waxgarad Ka soo Jeeda Beesha Hayaag ayaana Ka Qayb Galay Dhagax Dhiga Misaajidkaasi Maanta Deegaankaasi Laga Hir Galiyey Waxaana Halkaasi Looga Duceeyey Qoyska Ilma Xasan Dhoole ee Misaajikaasi u Wafqay aabahood Xiligan oo Lagu Jiro Bisha Barakaysan ee Ramadan.

SOMALI NEWS

To Top