WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xaglo-toose oo mar kale weerar kala kulmay Warbaahinta Hargeysa iyo Su,aalo Qabyaaladeysan oo la hor dhigay-Video

Xaglotoose ayaa mar kale waxaa uu Su,aalo adag kala kulmay warbaahinta Maamulka Hargeysa oo uu u yahay wasiirka Caafimaadka,Xaglo-toose ayey warbaahinta Hargeysa waxaa ay mudooyinkii u danbeyey ula dhaqmaysay qaab qabyaaladeysan oo Cunsuriyad ka buuxdo kadib markii ay mar kasta meelo fagaare ah ku eegtaan isla markaana ay usoo diraan Warbaahinta maamulkaas kuwa ugu aqoonta yar kadibna dhexda u fadhiista qabyaalad aan loo camaamdin iyaga oo way waydiiya Gobalada qaabka uu u kala Booqdo iyo waxyaabo noocaas ah.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Qaar kale ayaa Caaya oo Aflagaado aan loo meel Dayin iyo waad sirqaantaa waxyaabo lamid ah oo Gaf ah ugu gaysta madalo ay ceegaagan dad aad u badan taas oo sharaf dhac ku ah xaglo-toose.layaabse ma leh oo nin kasta oo Dulmiga iyo in raganimadiisa uu hoos u dhigo qaayiba qaabkaas uunbaa loola dhaqmayaa carruurtaa ku ciyaari doonta sida Xaglo oo kale.

Wararka Horufadh.com

SOMALI NEWS

To Top