“Author Archive”
Stories written by xuseen

DAAWO:-RW Rooble oo Digniin kasoo saaray Guddi uu magacaabay Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa Jawaab ka bixiyay Guddiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay baariista kiiska Ikraan Tahliil Faarax. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sharci darro ku tilmaamay in gal dacwadeed hor yaalla Maxkamad loo magacaabo Guddi baaris, isagoona xusay Rooble in Guddiga Farmaajo magacaabay uu baalmarsan yahay dastuurka iyo shuruucda […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Muuse Suudi oo mar kale Senator loo doortay, kadib markii uu…

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wareega saddexaad ee kursigii ugu horreeyay ee doorashada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto deegaanada Maamulkaas. Wareega saddexaad ee doorashada ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Muuse Suudi Yalaxow iyo Axmed Xuseen Caddow Daaci, kuwaasi oo kusoo […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:-Khasaaro ka dhashay Qarax Is-miidaamin oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Is-miidaamin ah oo maqribnimadii Caawa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir gaar ahaan meel ku dhow albaabka laga galo xerada Xalane oo ay degan yihiin hay’addaha Reergalbeedka iyo Ajaanib kale. Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday Bar koontarool […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

TOOS:-Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabeelle oo bilaabatay

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo dooranayo deegaanada Hirshabeelle ayaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulkaas. Doorashada saddex kursi oo kamid ah 8 kursi ee Hirshabeelle ee Aqalka Sare ayaa goor dhow ka bilaabatay Howlka Xarunta Baarlamaanka Maamulka, waxaana Xildhibaanada ay dooranayaan Musharaxiinta dooneysay inay kamid noqdan Aqalka […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dowladda Jabuuti oo beenisay Warar laga faafiyey Madaxweyne Geelle

Qoraal uu bartiisa twitter-ka ku baahiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf, ayaa wuxuu ku beeniyay wararka sheegaya in xaaladda caafimaad ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay liidato. “Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle wuu fiican yahay. Dhammaan wararka ku saabsan xaaladdiisa caafimaad waa kuwo xaqiiqda ka fog.” Ayuu ku yiri qoraalkiisa. Waxa […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-MW Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka Guddoomay Safiir cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Boqortooyada Sweden u soo magacawday Soomaaliya Per Lindgarde. Danjiraha Boqortooyada Sweden Per Lindgarde oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Boqorka Sweden Carl XVI Gustaf ayaa soo bandhigay […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo & faah faahin laga helayo

Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada jubbaland ku leeyihiin  degaanka Cabdalla Bitoole ee duleedka Kismaayo, […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Ururada Bulshada oo Afar Qodob kasoo saaray Khilaafka Farmaajo & Rooble

Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa War cusub kasoo saaray khilaafka xoogan ee u dhexeeya MadaxweynahaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed kasoo baxay Ururada Bulshada Rayidka ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin is afgarad la’aanta ka dhex jirta Rooble iyo Farmaajo ee la xiriirta khilaafka awoodaha sharciga dowladda. […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Farmaajo oo War kasoo saaray Suldaan ku geeriyooday Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed uu ka mid ahaa tiirarka hoggaanka dhaqanka […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Muwaadin Soomaaliyeed oo la dilay iyo wararkii ugu dambeeyay

Magaalada Vienna ee dalka Austria gaar ahaan Xaafad ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa waxaa laga helay Maydka laba gabadhood oo Soomaali ah, kuwaas oo sida la sheegay la dilay. Gabdhaha oo Magacyadooda lagu kala sheegay Shukri Axmed Abtidoon iyo Faaduma Maxamed Xirsi ayaa waxaa la sheegay inay ahaayeen Soomaali, isla markaana dilkooda uu ka […]

September 14th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...