Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii dowladda Sweden ku ogolaatay in Safaaradda Turkiga ku leedahay magaalada Stockholm lagu hor...
Warbixin uu soo saaray Bangiga Adduunka (The World Bank) ayaa lagu shaaciyey inay dalalka Somalia, Mozambique iyo Madagascar moqdeen dalalka ugu sareeya...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG...
Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu yahay dowlad ka madax bannaan dowladda Federaalka Soomaaliya....
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Safirika Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André. Madaxweynaha iyo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...
50 Maxbuus oo u dhashay dalka Ukraine ayaa dib ugu laabtay dalkooda, kuwaasi oo ay Milliteriga Ruushka horey ugu qabteen goobaha Dagaalka....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaasi oo...
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibbaan Hon. Jibril Abdirashid Haji, ayaa maanta shaqo ka joojin ku sameeyey Maareeyaha Guud ee...