Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu xilka casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka. Xamse...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta ka dhacay duleedka magaalada Qurac Joome oo ka tirsan gobolka Bakool ee Soomaaliya, waxaana kasoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray...
Madaxweynaha dalkaasi, Alexander Lukashenko ayaa sheegay in ciidankiisa haatan ku hubeysan yihiin Gantaalada Iskander Ballastic missiles iyo Nidaamyada difaaca Hawada ee 3-400...
Ciidanka amniga dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska ayaa xalay gacanta kusoo dhigay Nin shalay magaalada Muqdisho ku dilay Nin ka shaqeynayey...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si adag uga horyimid Badbaadada KGS ee looga dhawaaqay magaalada Baydhabo ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsanaa Al-shabaab ay isku soo dhiibeen ciidanka xoogga ee ku sugan Gobolka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soonaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday xilliga dalka dib loogu soo celinayo Askarta tababarka ugu maqan dalka...
Agaasinaha hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo wafdi saraakiil oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray degmada Doolow ee...