War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka & Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci...
Dagaalanayaasha Al-shabaab ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo ah Shirkadda tan ugu weyn Shirkadda Isgaarsiinta. Al-shabaab ayaa...
Maamulka Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin lahaa Puntland....
Gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah aya ku bareeg goostay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan wadada Jid-mareexaan ee magaalada Muqdusho, kaasi oo...
Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday dilalka qorsheysa ee ka dhacaya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa Maanta ka dhacay gudaha...
Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa Caawa ku dhawaaqay inuu xilka casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka. Xamse...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta ka dhacay duleedka magaalada Qurac Joome oo ka tirsan gobolka Bakool ee Soomaaliya, waxaana kasoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Xuska Sannad Guurada 79-Aad ee aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray...
Madaxweynaha dalkaasi, Alexander Lukashenko ayaa sheegay in ciidankiisa haatan ku hubeysan yihiin Gantaalada Iskander Ballastic missiles iyo Nidaamyada difaaca Hawada ee 3-400...