Home » September 28th, 2017 Entries posted on “September, 2017”

DAAWO WARAYSI:Dowladda Somalia oo ka hadashay arrinta Maamul Gobaleedyadda,Khilaafka Carabta iyo Dhex dhaxaadnimada Somalia-Video

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada u dhaxeysa dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ee ka dhalatay khilaafka arrimaha Khaliijka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Yuusuf Garaad oo wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa si kulul uga hadlay tallaabooyinka ay qaadayaan dowlad goboleedyada, isagoo xusay in Xukuumadda Federaalka ay leedahay mas’uuliyadda […]

September 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

AKHRISO: Xaaf oo Xayiraad saaray Diyaaradihii ka imaan jiray Muqdisho ee Cadaado umaan jiray iyo Xaalad kacsan…

Madaxweyne Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inaysan wax diyaarad ah kasoo dagi karin Magaalada Cadaado marka laga reebo kuwa safalka iyo AMISOM. Xubno ku dhow dhow Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xaqiijiyey inay waraaqdaan tahay mid saxan isla markaasna uu isaga soo saaray, Wuxuuna ku amray […]

September 28th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Vedio” Madaxwaynaha Khaatumo Dr Cali Khaliif iyo Xukuumada oo Tacsi u Diray Eheladii Xildhibaan Talyanle

Madaxda Maamulka Khaatumo Gaar ahaan Madaxwayne Cali Khaliif iyo Qaarkamid ah Wasiiradiisa Maamulkaasi Khaatumo Ayaa Tacsi u Diray Eheladii uu Ka Geeriyooday Xildhibaan C/raxmaan Talyanle oo Kamid ahaa Golaha Wakiilada ee Somaliland.     HALKANI KA DAAWO VEDIO   Xildhibaanka Ayaana Ku Geeriyooday Wadankaasi Indina Habeenimadii Xalay Madaxwaynah Cali Khaliif Ayaana Tacsi Gaar ah u […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO WARAYSI:Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay xaaladda guud ee Somalia,Amniga Dib u dhiska iyoa arrimo badan waraysi dheer-Video

Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Dalka iyo Dowladnimada Soomaaliya. Wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayuu tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muhiimad gaara siinayso xaqiijinta Amniga taasoo uu sheegay in Dowladdu […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu toogtay iyo sida wax u dhaceen-Video

Koox hubeysan oo wadatay gaari yar ayaa toogasho ku dilay xoghayaha guud ee Ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo Axmed Xaashi Xirse oo ay dhashay Batuulo Axmed Gabale oo ah gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, sida ay  sheegeen goobjoogayaal. Dilka ayaa ka dhacay isgoyska VIA ROMA ee degmada Xamarweyne. Labada ruux ee la toogtay […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo maanta gaadhay Cadaado,kulana la qaatay Xaaf-Video

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo Golaha shacabka oo Cadaado u tagay dhex dhexaadinta Madaxda Galmudug ayaa la kulmay Madaxda maamulka Galmudug ee uu khilaafka ka dhex taagan yahay. Sida ay sheegayaan Xildhibaanadan ayaa la kulmay Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf, waxayna kala hadleen sidii xal looga gaari lahaa khilaafka saameeyay Mas’uuliyiinta maamulka, isla markaana wada […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ka jawaabay hadal dhawaan uu yidhi Axmed Madoobe iyo Shir Wada tashi oo uu ku baaqay-Video

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay baaqii ka soo yeedhay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo ku baaqay leysugu yimaado shir wada tashi ah si looga gudbo is qab qabsiga xasarada siyaasadeed ee kacsan. Dhinaca kale madaxweyne Waare ayaa soo hadal qaaday khilaafka Galmudug, […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:Xafiisyadii Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa Muuse Biixi ka ugaadhsanayo iyo Xaalad adag oo ka taagan-Video

Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid ayaa sheegay in la weeraray Xafiiskoodii ku yaallay xaafada 150-ka ee Waqooyiga Hargeysa, Xubno ka tirsan Ucid oo la hadlay warbaahinta waxay weerarkaasi ku eedeeyeen Xisbiga talada haya ee Kulmiye. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa la dareemay Loolan adag oo u dhexeeya Xisbiyada Kulmiye, Wadani iyo […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Boosaaso Odayaasha Gobalka Bari oo ku kacay Cabdiweli Gaas iyo Shirkadda DP-World Cabsi Xooggan-Video

Dowlad goboleedka Puntland ayaa bishii April heshiis horumarineed la saxiixatay shirkada DP World ee dalka Imaaraadka Carabta, kaasoo ay kula wareegayso maamulida dekada Boosaaso ee ah isha dhaqaalaha Puntland. Mashruucan oo lagu ballaarin doono dekada Bosaaso ayaa waxa ku bixi doona sida la qiimeeyey dhaqaale gaaraya $336 milyan oo dollar. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Si […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Waraysi:Dumarka Sucuudiga oo ka hadlay Go,aakii Loogu ogalaaday in ay wadi karaan Baabuurta-Video

Boqorka Sucuudi Carabiya, boqor Salmaan ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u ogolaaday dumarka dalkaasi in markii ugu horreysay ay kaxeeyaan baabuurta. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Sucuudi Carabiya ayaa ah waddanka kaliya ee caalamka ee aan dumarku u ogoleyn in ay baabuur ka xeeyaan, waxaana dumarka qaar ee u bareeray in ay baabuur kaxeeyaan […]

September 27th, 2017 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa
  • Abdi: Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda...