WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xafiisyadii Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa Muuse Biixi ka ugaadhsanayo iyo Xaalad adag oo ka taagan-Video

Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Ucid ayaa sheegay in la weeraray Xafiiskoodii ku yaallay xaafada 150-ka ee Waqooyiga Hargeysa, Xubno ka tirsan Ucid oo la hadlay warbaahinta waxay weerarkaasi ku eedeeyeen Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa la dareemay Loolan adag oo u dhexeeya Xisbiyada Kulmiye, Wadani iyo Ucid kuwaasi oo isku Garbinaya Doorashada dhowaan la filayo inay ka dhacdo deegaanada Maamulka Somaliland.

SOMALI NEWS

To Top