WARARKA SOOMAALI

DAAWO WARAYSI:Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay xaaladda guud ee Somalia,Amniga Dib u dhiska iyoa arrimo badan waraysi dheer-Video

Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay horumarinta Dalka iyo Dowladnimada Soomaaliya.

Wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka Mudane Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayuu tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muhiimad gaara siinayso xaqiijinta Amniga taasoo uu sheegay in Dowladdu door gaara siinayso Nabadaynta Guudahaan Dalka.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali ayaa wareysiga uu siiyay Warbaahinta Qaranka tusaale ahaan usoo qaatay in Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Qorshaha Xasilinta Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

 

SOMALI NEWS

To Top