Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Cabdalla Binu Saalim Al-Nuceymi....
Maamulka Puntland ayaa ka horyimid Go’aankii maalmo kahor ku dhawaaqday dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku sheegtay inay ku xireyso gebi ahaan...
Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay xilkaas ayaa...
Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku...