Rag hubeysan oo maleeshiyo beeleed ah ayaa xalay deegaanka xaluule oo hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay dad isku...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in galabta lasoo afjaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay fiidkii hore ee xalay ku qaatay hoteelka Rays oo...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalka ay ka jirto...
Kulan Maanta oo Isniin ah lagu waday inay yeeshaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaan la baajiyey. Qoraal...