Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa qaada canshuurta ee loo yaqaan minishiibiyada ayaa Maanta gudaha Suuqa degmada Xamar-weyne...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Banbaxa Maamulka Gobolka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobr ayaa kulan saacado socday la qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta 3-aad ee...
Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta si bareer ah u dilay darawal Mooto Bajaaj, waxaana falkaas uu ka dhacay...
Dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka jiray Digniin la xiriirta inuu ku soo fool leeyahay burburka Dayax-Gacmeed laga...