Degmada widhwidh Ee Gobolka Cayn Iyo Tuulooyinka Hoostaga Ayaa Waxaa Kadilaacay Xanuunka Jadeecada Waxaana Xanuunkan Udhintay Caruurbadan Oo Da,yar Ah HALKAN RIIX...
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa hadal ka jeediyay kulankii lagu ansixiyay Golaha Wasiirada qaranka isagoo ku hadlayay magaca...
Kulankii ay maanta Xildhibaanada Soomaaliya ku yeesheen Magaalada Muqdisho ee lagu ansixiyey golaha wasiirada cusub ayaa waxaa ka dhacay muran iyo qeelo...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka Caalamiga ah...
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Ansixiyay Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka Baarlamaanka ee xukuumadda...