WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xanuunka Jadeecada oo Carruur badan ugu dhinteen Deegaano hoos taga Degmada Widhwidh-Video

Degmada widhwidh Ee Gobolka Cayn Iyo Tuulooyinka Hoostaga Ayaa Waxaa Kadilaacay Xanuunka Jadeecada Waxaana Xanuunkan Udhintay Caruurbadan Oo Da,yar Ah

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Deganada Xanuunku Kadilaacay Waxaa Kamid Ah Deganka Geed-dheer Balicad Dogoble Dhalaamo-cune Dogoble Iyo Degano Kale Oo Kamid Ah Gobolka Cayn

Guud Ahaan Gobolka Cayn Ayaan Waxaan Kajirin Wax Gurmad Caafimaada Waxaana Daadkan Maaskiinta Ah Ee Xoolihii Kadhamadeen Ay Hada Yihiin Kuwo Bukaan Ugu Dar Samay

SOMALI NEWS

To Top