Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta Xoriyadiisii dib loogu soo celiyey kadib markii uu in mudo ah kujiray Xabsiga hargeysa. Coldoon ayaa...
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasiirka Kaluumeysiga Xukuumadda Dr. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi oo lahadlay Telefishinka Somali Cable ayaa ka hadlay Arimo kala duwan...
Maalmahan waxaa sii kordhaya weerarada ururka Al-Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo Gobolada dalka. Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaarkood waxay fursad uhelaan Xilliyada Fasaxa markii la gaaro in Siminaaro Aqoontooda ku kordhinayaan Dalalka Africa ay aadaan....
War goordhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in lasii daayey Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo Xabsi ku yaalla Hargeysa ku jiray dhowrkii bil...