WARARKA SOOMAALI

Daawo Sababta Al-Shabaab ay u Kordhiyeen Qaraxyada Markii uu Farmaajo Madaxweyne Noqday oo la Ogaaday

Maalmahan waxaa sii kordhaya weerarada ururka Al-Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo Gobolada dalka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah Shabaab, taasina ay jawaab u tahay in Shabaab ay xoogaa dhaq dhaqaaq ah sameeyaan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo la hadlay VOA ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay adkeynta Amniga, taasina aysan waxba u dhimeyn.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top