WARARKA SOOMAALI

Xildhibaan Dalxa oo Nairobi Ka Sheegay Arimo Xasaasi Ah & Daawo Video

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaarkood waxay fursad uhelaan Xilliyada Fasaxa markii la gaaro in Siminaaro Aqoontooda ku kordhinayaan Dalalka Africa ay aadaan.

Hay’ad la yiraahdo AWEBA ayaa Aqoon isweydaarsi ay dhawaan ku qabatay magaalada Kampala Ee Dalka Uganda waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin katirsan Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka.

RIIX HALKAAN SI AAD DAAWO

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ahaa Mudanayaashii ka qeyb galay Siminaarkaasi ayaa ka warbixiyey wixii ay soo barteen.

Waxa uu Mr Dalxa uu sheegay in shaqooyin badan ay horyaallaan Hay’ada Sharci dejinta Dalka Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wareysi uu siiyey Idaacada VOA-da Laanteeda Afka Soomaaliga ayuu kaga hadlay Arimo kala duwan Xildhibaan Dalxa oo kusugan Magaalada Nairobi.

SOMALI NEWS

To Top