Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Golaha wasiirada ee lagu xadidday ilaalada iyo hubka ay magaalada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la-taliye cusub oo uu yeelanayo. La-taliyaha cusub ayaa madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsanaan doona Arrimaha dhaqaalaha...
Beelaha walaalaha ah ee Baharsame & Qayaad ayaa maanta Maxkamada shareeco uga furmataya magaalad Laascaanood ee G/sool Beelahan ayaa Iska soo Xulay Ergo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin...
Kadib markii laba gabdhood oo midi muslim tahay ay soo galeen tareen kuwa dadweynaha ah waxay Halkaasi kala kulmeen weerar & hanjabaad...