WARARKA SOOMAALI

DAAWO: Hogaamiye Hubeysan oo diiday Amarkii Golaha Wasiirada ee hub ka dhigista Muqdisho

Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Golaha wasiirada ee lagu xadidday ilaalada  iyo hubka ay magaalada ku wadan karaan madaxda dowladda.

Isgoo ka hadlayay munaasabad ka dhacday degmada Wadajir ayuu ka sheegay inay dowladda cusub degdeg badan ka muuqato,  lagana rabo inay ka fiirsadaan go’aanada qaar ee la xiriira sugida amniga.

Axmed Daaci oo hore dowladii Xasan Sheekh ay dagaal ula gashay, lagana qaaday hub fara badan markii gurigiisa ay ku weerareen ciidamo isugu AMISOM iyo kuwo dowladda ayaa caddeeyay in go’anka hubka ilaalada madaxda lagu soo rogay uu yahay mid halis u gelinaya weerrrada Alshabaab.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top