WARARKA SOOMAALI

DAAWO-Laba nin oo Maraykan ah oo Naftooda ku waayay Badbaadinta gabdho Muslim Ah oo Xijaaban- +video

Kadib markii laba gabdhood oo midi muslim tahay ay soo galeen tareen kuwa dadweynaha ah waxay Halkaasi kala kulmeen weerar & hanjabaad afka ah oo kula kacay nin tareenka hore usaarnaa oo islaam nacaybnimo kamuuqato.
Ninkan cunsuriga ah ayaa Aflagaado ugeystay diinta islaamka & dadka Muslimka Ah wuxuuna sheegay in ay mudanyihiin in dhamaantood la laayo ama aduunka laga dhameeyo
ninkan oo lagu magacaabo Jeremy Joseph Christian  35 jir ah ayaa naceybka dhanka diinta ah ugeystay gabdhahaas.
3 nin oo kale oo saarnaa tareenka ayaa isku dayay inay ninkan ka difaacaan gabdhaha balse ninkan ayaa 3 dii nin ku weerary mindi(toorey) islamarkaan goobtii kudilay laba kamidah raggii gaashaanka u ahaa gabdhaha ee difaacayay.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top