Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad...
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliland Cusmaan Saxar-diid Cadaani ayaa soo saaray Wareegto uu deegaanada Maamulka Soomaaliland kaga Mamnuucayo Telefishinka Kalsan waxaana la xiray...
Ehelada Faa’iso Cabdi Xaye oo ah gabadh 15-Sanno jir ah ayaa sheegay in gabadhooda uu nin lagu magacaabo Cabdiqaadir Warsame Ahmed (Sanka) ...
Madaxawynaha DFS ayaa la sheegay inay 6 Caqabado ku noqdeen Isbaaro Siyaasadeed, wuxuuna caqada ugu xooggan kala kulmayaa Murashixiintii uu bishii Feberaayo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ku dhawaqay ciidamo cusub kuwaas oo ah niman dhalinyaro ah oo Dagalka u dagaalama iyaga oo...