Maraakiibta dagaalka Britain ayaa dabagalay mid uu leeyahay Ruushka oo lagu arkay badda Waqooyiga UK, intii lagu gudajiray xilliga fasaxa ciidda masiixiyadda,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidamada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada...
Kadib Shir Deg Deg ah oo Jaaliyada Beesha Dhulbahante Isagu Yimaadeen Wadanka Imaaraadka Carabta ayey Baaq Nabadeed u Direen Beelaha Ku Dagaalamaya...
Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Baarlamanka maamulka Somaliland ayaa ka hadlay heshiis ay wada galeen xubno ka socday Maamulka Khaatumo iyo Somaliland oo...
Waxaa magaalada Laascaanood ka baxay Wafdi uu Qayb ka yahay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Waxgarad kale, kuwaasi oo gaadhay deegaanada Colaadu...