WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wafti Laascaanood kaga baxay Colaada Beelaha Mudug iyo Sool iyo Garaad Jaamac oo Hoggaaminaya-Video

Waxaa magaalada Laascaanood ka baxay Wafdi uu Qayb ka yahay  Garaad Jaamac Garaad  Ismaaciil iyo Waxgarad kale, kuwaasi oo gaadhay deegaanada Colaadu ka taagan tahay ee dagaalku ku dhexmaray Beelaha Koonfurta Sool iyo Waqooyiga Mudug.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka ayaa sheegay  inay Booqan doonaan deegaanada Qoriley iyo Magacley, Waxayna sheegeen in loo baahan yahay in laga Wada qayb qaato Daminta Colaadaasi.

Maamulada  Puntland, Somaliland iyo Kililka Shanaad ee Itoobiya ayaa loogu Baaqay inay door muuqda ka qaataan Nabadaasi.

SOMALI NEWS

To Top