WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si kulul uga hadlay Colaadda u dhaxaysa Beelaha Mudug iyo Sool-Video

iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay dagaalo ka dhaceen deegaano dhaca Waqooyiga Mudug iyo Koonfurta Sool ayaa waxaa sii Kordhaya Dedaalada Nabadeed ee lagu doonayo in arintaasi wax looga Qabto.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Isimada dhaqanka ayaa ka hadlay Colaada, Wuxuuna ku baaqay in la damiyo oo alle laga cabsado, wuxuna sheegay inay ka qayb gali doonaan Xal u raadinta waxyaabaha dagaalka sababay.

SOMALI NEWS

To Top