Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Caabudwaaq culumada iyo odayaasha dhaqanka, waxaana uu ugu baaqay in...
Ciyaaryahankii hore George Weah ayaa maanta loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Liberia, kaddib munaasabad ay ka qeyb galeen tobanaan kun oo ka dhacday...
Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Wuqooyiga Suuriya, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Turkiga. Turkiga ayaa maalinkii saddexaad...
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta duhurnimaddii gaadhay deegaanka Tukarraq ee Gobolka Sool,...
Dagaalka Beelaha ee ilaa Shalay ka Soconayey Deegaanka Darara wayne ee Gobolka Sanaag ayaa Xisbiga Ucid ee Somaliland ku Dhaliilay Xukuumada Buuse...