WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo lagu eedeeyay in uu Dabka iskugu dhiibay Beelo walaalo ah iyo Dagaalkii Darar-weyne-Video

Dagaalka Beelaha ee ilaa Shalay ka Soconayey Deegaanka Darara wayne ee Gobolka Sanaag ayaa Xisbiga Ucid ee Somaliland ku Dhaliilay Xukuumada Buuse Biixi ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO XISBIGA UCID

Dagaalka Beelaha Wada Daga Deegaanka Ceel afwayn ayaa Sababay Dhimasho iyo  Dhaawac Baahsan Waxaana Dagaalka Beelahan uu Soo Noq noqday Dhowr Jeer.

HALKAN KA DAAWO SULDAANKA

Dhinaca kale  Waxgaradka Beesha Garxajis  ayaa dagaalka kasoo Cusboonaatay Deegaanka Darar-wayne ee degmada  Ceel-afwayn Dusha u saaray  Xukuumad Somaliland “Meesha Laba Beelood kuma dagaalmayaan, waxaa ku dagaalamaya Beel iyo Xukuumad, Cida Hubka iyo Rasaasta siinaysa Beesha kale waa Xukuumadda, Hadii ay sidaas ku socoto waxaanu Balan qaadaynaa in Garxajis oo dhan ku Biiri doono dagaalka, waxba yaan Qiiq la isku Qarin. “ Ayuu yidhi Suldaan Maxamed C.qaadir oo ka hadlay.

SOMALI NEWS

To Top