Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa guddoomiyay Shir muhiim u ah shaqada wasaaradda oo looga hadlay arrimo...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo miino oo saaka oo Axad ah ka dhacay Guri uu degmada Deyniile ee magaalada...
Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in 14 bishan ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed, kaas...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta guddoomiyeyay shir ay golahu ku ansixiyeen hindise sharciyeedka Aqoonsiga...
Xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa arroornimadii hore weeraray Saldhig ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho...