Xildhibaanada Baarlamaanka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa mar kale ugu baaqay inuu is casilo, kaddib kulan dhoolatus u muuqday oo...
Meydka laba qof oo aan ilaa hada la aqoonsan cida dishaya ayaa la soo gaadhsiiyey cusbitaalka magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool,Howl wadeenadda...
Saleebaan Cali Koore Wasiirka Biyaha Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa eedaymo Culus dusha uga tuuray Wasiirkii Hore ee biyaha...
Barnaamijka falanqeynta oo xiiso badan iyo Shacabka Reer Muqdisho,Bahda Horufadhimedia TV dadaal dheer kadib waxaa u suurta gashay in ay soo gaadho...
Sucuudiga ayaa markii ugu horraysay mudo tobanaan sano ah dalkiisa ka furaya Shineemooyin labada todobaad ee soo socda. Arintani waxay qayb ka...
Warar saacadihii la soo dhaafay isa soo tarayay ayaa sheegaya in wafdi ka socda Beesha Caalamka ay ku soo wajahan yihiin magaalada...
Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Muudey oo goordhaw Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in Gudoomiye Jawaari iyo kuxigeenkiisa labaad sabab...
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir jaraa’id si wadajir ah ugu qabtay Taliyaasha ciidanka Nabad Sugida, Milatariga , Booliiska iyo Asluubta, waxa ayna...
Ciidano katirsan AMISOM uu horkacayo taliyaha ciidankaasi Paul Lokech ayaa goordhaw xarunta Golaha shacabka ka kaxeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari iyo kuxigeenkiisa 2-aad....
Rabbi ha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyootay fanaanada caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac. Sahra Axmed Jaamac ayaa muddooyinkii danbe...