WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Fanaanadii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac oo maanta ku geeriyootay Hargeysa-Video

Rabbi ha u naxariistee waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyootay fanaanada caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac.

Sahra Axmed Jaamac ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsaneyd magalada Hargeysa.

Sahra Axmed ayaa kamid ahayd fanaaniinta loogu jecel yahay Soomaaliya, waxaana ay fanka ku soo biirtey dhamaadkii 1968, waxaan ay fanka ku leedahay taariikh dheer.

Geerida SahraAxmed waxaa warbaahinta u xaqiijiyey qaar kamid ah ehelkeeda oo ku sugan magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top