WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wararkii Caalamka ee Horufadhimedia,dhaxal sugaha Sucuudiga oo arrin yaab leh ku kacay iyo sida loo qaadaa dhigayo-Video

Barnaamijka falanqeynta oo xiiso badan iyo Shacabka Reer Muqdisho,Bahda Horufadhimedia TV dadaal dheer kadib waxaa u suurta gashay in ay soo gaadho Magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho isla markaana ay daawadayaasheeda oo awal maqal ahan kaga qayb qaadan jiray aragtidooda wararka caalamka ay muuqaal ahaan kaga qaado,Barnaamijka waxaan ku rejo weynahay in uu gaadho guud ahaan Gobaladda Dalka oo dhan.Haddii Alle idmo.

HALKAN KA DAAWO PART 1

HALKAN KA DAAWO PART 2

Short URL: https://horufadhimedia.com/?p=59355

SOMALI NEWS

To Top