WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xiisad culus oo ka dhex qaraxday Xubnaha kasoo jeeda Gobalka Sool ee u shaqeeya Maamulka Somaliland,Beesha Cali Jaamac iyo Cali Sandulle-Video

Saleebaan Cali Koore Wasiirka Biyaha Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa eedaymo Culus dusha uga tuuray Wasiirkii Hore ee biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac iyo Siyaasiga Cali Sandulle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu ku eedeeyay Baashe inuu yahay Qof aan Caadi ahayn, oo maalinba dhinac u socda, Wuxuuna sidoo kale ku duray Hadalo Qalafsan, Halka Cali Sandulle oo ku sifeeyay nin ka Cadhooday markii uu Xil waayey.

Waxaa dhankeeda Arimamhaasi ka Jawaabtay Gabadh lagu magacaabo Fahiima Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada Laascaanood.

SOMALI NEWS

To Top