WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood Meydka laba ruux oo laga helay hareeraha magaalada ayaa goordhow la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn-Video

Meydka laba qof oo aan ilaa hada la aqoonsan cida dishaya ayaa la soo gaadhsiiyey cusbitaalka magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool,Howl wadeenadda cusbitaalka ayaa u cadeeyey warbaahinta in la keenay meydka laba ruux oo rag ah kuwaas oo midna laga soo qaaday halka loo yaqaano Durdurka oo dhanka koonfurta ka xigta magaalada Laascaanood,midna isaga oo is deldelay laga soo qaaday xaafadaha Magaalada Laascaanood mid kamida.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top