Ololaha loogu jiro doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka bilowday magaalada Muqdisho, saacado kaddib markii Guddoomiye Jawaari uu xaqiijiyay is casilaadiisa, waxaana kulamo...
Daawadayaasha qiimaha badan ee Horufadhimedia waxaa ku wargalinaynaa in ay mar kasta kuwooda aan Chanelka ama Barta Youtube aan ku leenahay isla...
Duqeyn ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa la sheegay in xalay saqdii dhexe lagu qaaday fariisimo ay ku leeyihiin ururka Daacish...
Gudoomiyaha aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si rasmi ah ugu xaqiijiyey laanta Af Soomaaliga ee BBC-da in...
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Hordhaca Waraysi Kulul oo Wariye C.salaan Hereri uu la yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. HALKAN KA...
Isaga oo Warbaahinta kula hadlaayay afaafka hore ee xarunta Golaha Shacabka Somaliya Xildhibaan Maxamed Siciid oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya, ayaa wuxuu...
Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay Is Casilaadii Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xaaf...
Maamulka Puntland ayaa guddoomiye degmo u magacowday magaaalada Laascaanood, oo Mudo dheer ay gacanta ku hayso Somaliland. Wareegtada waxaa Ku saxiixan Madaxweyne...
Gudoomiyaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saakay is casilay,waxaana is casilaada kadib baaqday kulan la filayay in Xildhibaanada ku yeeshaan xarunta...
Gudoomiyihii Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saakay si lama filaan ah isku casilay kadib wadahadalo saacado badan qaatay uu...